Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Turkiga oo shidaal sahmin ka billaabaya Soomaaliya bishan Markab qaabilsan sahminta dhulka oo laga leeyahay Turkey ayaa la qorsheynayaa inuu xeebaha Soomaaliya soo gaaro dhammaadka October, si uu u billaabo raadinta saliid iyo gaaska dabiiciga, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqday …

15th May 2025 admin
Maxaa ugu weyn ee laga fili karaa Shirka golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho ka socda Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa dawladda federaalka. Kulanka waxaa looga arrinsanayaa, ilaa hadda inta la ogyahay, amniga, …

15th May 2025 admin
Four new imams appointed at the Two Holy Mosques Sheikh Badr bin Muhammad Al-Turki and Sheikh Al-Waleed bin Khalid Al-Shamsan were appointed as imams at the Grand Mosque Sheikh Muhammad bin Ahmed Barhaji and Sheikh Abdullah bin Abdul Mohsen Al-Qarafi …

15th May 2025 admin
Kumuu ahaa abwaankii sameeyey heesta “Guulwadow Siyaad, aabbihi garashada” ee geeriyooday? Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Allaha u raxmadee abwaan Xasan Xaaji Muxumed (Xasan Guulwade) oo ka mid ahaa abwaaniintii waaweynaa ee Soomaaliya. Xasan Guulwade, ayaa ka mid ahaa …