Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Nin Turkish ah oo dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa Nin 33 jir Turkish ah ayaa Axadii shalay ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa, ka hor inta …

14th May 2025 admin
Doiowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ciidamo ka dejisay Raaskaamboni oo ka tirsan degmada Badhaadhe. Dowladda aya sheegtay in cutubyo ka tirsan ciidamada Gorgor gaar ahaan guutada 18aad ee kumandooska halkasi la geeyay, kuwaas oo la sheegay in ay lawareegayaan …

14th May 2025 admin
Puntland iyo Khaatumo danno badan baa ka dhaxeeya, waxaan ka diggayaa kala dilka bulshada ee ay sameynayaan kuwa aan xogogaal ahayn. …

14th May 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isaga oo jeedinayay khubadiisa musharraxnimo ee doorashada lagu muransan yahay ee la filayo in ay berri ka dhacdo Kismaayo waxa uu sheegay in uu qorsheynayo in uu dib usoo celiyo wadashaqayntii ay Jubbaland la lehayd …