Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Maraykanka oo ku sheegay shirkii Muqdisho Shinbirayohow_heesa_ Maraykanka oo shirkii Canaasiirta Muqdisho dhowaan ku shirtay ku sheegay Shimbirayohow heesa iyo gole Soomaalida qaarkeed lagu dulminayey Dowladda Maraykanka ayaa gabi ahaanba lahortimid go’aanadii Madasha kasoobaxay, waxayna Tori. “Saamileyda siyaasada ee muhiimka …

18th May 2025  admin  

Ma dhahayno waxbaan ka soo saarnay Soomaaliya ka hor intaan Ceelasha shidaalka la qodin Waxa jira cadow badan oo fafinaya been oo leh Turkiga ayaa wax walba qaatay BREAKING 🚨 Turkey’s Energy Minister: “We cannot claim we discovered anything in …

18th May 2025  admin  

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saciid Jaamac Qorsheel ayaa kormeer shaqo ku tagay DegmadQa Iskushuban ee gobolka Bari isagoo fulinaya Balanqaadkii Madaxweynaha Mudane Saciid Cabdullaahi Deni horay u galay ee ahaa in la kormeero Degmada Waxna laga qabto Baahiyaha …

18th May 2025  admin  

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa eedayn culus dusha uga tuuray, siyaasada Dowladda iyo xaaladaha ay damacsan tahay …