26th April 2024  admin  Category :

Shalay Cabdi Qaybdiid iyo Galmudug ayaa waxay  ku guulaysteen  Gudoonka Guddiga dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka .,  maanta Maxamed Mursal Sh.Cabdi-raxmaan oo ka soo jeeda beesha lawaay ee Digil iyo Mirifle ayaa ku guulaystay Guddiga  Saaxiibtinimo ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Guddoomiyaha Guddiga Saaxiibtinimo Soomaaliya iyo Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan oo ka hadlay Sida ay doorashada u dhacday iyo waajibaadka Guddiga loo igmaday.

Sawirka Golaha Shacabka BJFS.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*