26th July 2024  admin  Category :

Beelaha ay ka soo jeedaan Siyaasiyiinta ugu musuqmaasaqa badan Soomaaliya ayaa loo magcaabay guddiga ladagaalanka musuqmuuqa. Soomaali waa is taqaanaaye, nulshada Caalamka ayaa la doonayaa in la jaahwareeriyo

Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ayaa meelmariyey guddiga ladagaalanka musuqmuuqa oo ka kooban ilaa 9 xubin o ay sida muuqata ku soo xuleen yaa Golaha wasiirada ugu jira oo wax musuq maasaqay

Waxaana loo magacaabay Xubnaha kala ah:
– Maxamed Cabdikariim Ibraahim (Reer Aw-xasan)
– Avv. Cabdiweli Axmed Cumar (Ogaadeen)
– Dr. Xasan Khaliif Xasan (Mareexaan)
– Avv. Maxamed Xuseen Xaamud (Gaal-jecel)
– Avv. Saciido Maxamed Xaashi (Xawaadle)
– Mudane Amiin Axmed Sh. Cabdiraxmaan (Raxanweyn)
– Mudane Cabdullaahi Sh. Abuukar (Garre)
– Mudane Khadar Axmed Diiriye (Isaaq)
– Saamiya Saciid Xuseen (Gudabiirsay)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*