29th March 2024  admin  Category :

Guddiga KMG ah ee doorashoonyka Puntland (TPEC) oo Baarlamanaka hor tagey.

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta Su’aala ku saabsan doorashooyinka diqmuraadiga ah ee Puntland, weydiiyey Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland.

Gudoomiyaha guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid, ayaa warbixin golaha ka siiyey shaqada ay hayaan iyo waxa u qabsoomay .Xildhibaanada ayaa iintaa ka dib Su’aallo ka weydiiyey shaqada ay qabteen iyo tan ay doonayaan inay qabtaan guddigu.

May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 5 people, people sitting and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*