18th October 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi u saaray dagaalka beelaha Hawiye iyo Raxanweyn

uddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*