7th September 2024  admin  Category :

Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka yeeshay is-afgarad ku sheega dhexmaray maamulka Somaliland iyo Dawladda Itoobiya oo xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*