9th May 2025 admin Category :
Safiirka jamahuuriyada federalka somaliya u fadhiya Eithopia Amb/Gen. Abdulahi Ahmed jamac (ilkajiir) ayaa sheegay inay somaliya rajo weyn ka qabto in lo doorto golaha amaanka qaarada Africa.