28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni,Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,Golayaasha dowladda iyo qaybaha Bulshada Puntland ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo Garoowe loogu Sameeyey AUN Duuliye Sare Gen.Khaliif Ciise Mudan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*