26th March 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa caawa Garowe ku geeriyooday Maxamed Muuse Ismaaciil

Magaalada Garowe ee caasumadda Puntland waxaa caawa ku geeryooday Allah  ha u naxariistee Maxamed Muuse Ismaaciil oo ahaa Garyaqaanka Guud ee Dawladda Puntland

Garyaanka ayaa ku geeryooday Isbitalka Guud ee Garowe, oo xanuun u jiifay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*