21st December 2024 admin Category :
Faysal Ina Cali Dhurwaa oo sheegay in Garxijka Awaare j, Itoobiya jooga inay ka qayb geli doonaan dagaalka ay kula jiraa beesha Habar Awal.
Beesha Habar, waxay ka mid tahay beelaha Soomaalida ugu ilbaxsan, mana mudna in ninkan Waalani si qabyaaladaysan u weerao. In badan ayaa beesha Isaaq ku dawanayeen, qaarkodna ay ugu sacab tumayeen isaga oo ku edebdaroona, aflagaadeenaya o caynaya Beelaha Soomaaliyeed. Maanta Hargaysa ayuu qoryo doonayaa inuu ku dhex qaybiyo si uu dhiig u daadiyo