29th September 2022  admin  Category :

Wasiir Ilko jiir oo sheegay in dekadda Bosaaso ay ka soo degayso deeqo loogu talo galay Soomaalida.

Deeqaha Somaalida la siiyo ayaa intii madaxweyne Farmaajo joogay waxay ka ka soo degi jireen oo qura dekadda Muqdisho, iyaga oo ku danbayn jiray Suuqa Bakaaraha oo ay canshuurta ka qaataan Alshabaab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*