26th July 2024  admin  Category :

waxaa maalmaha soo socda caasimadda Puntland ee Garowe imaan doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka Maxamed Mursal iyo Gudoomiyaha Aqalka-Sare Cabdi-Xaashi Cabdaullaahi.

Waxaa kaloo Garowe imaanaya dhamaan Golaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha Fadaraalka oo uu hogaaminayo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ,

Shanta Madaxweyne ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa iyagana imaan doona Garowe.

Todobaadka soo socda caasimada bilicda iyo amaanka caanka ku ah ee Garowe waxaa ka bilaabanaya xaalad cusub oo siyaasadeed,

Dowladda Fadaraalka ee uu hogaamiyo xligan madaxweyne Farmaajo waxay awood uyeelan wayday dalka in ay geliso doorasho Wadar ogol ah oo raali laga wada yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*