28th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka qayb galay munaasibad ay ku kala saxiixdeen heshiis is-Afgarad Wasaaradda Duulista Hawada iyo Shirkadda Frontier Servies Group. Heshiiskan ayaa lagu horumarindoonaa garoonka diyaaradaha Garoowe ee Janaraal Maxamed Abshir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*