![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2016/12/15747395_1260226300708436_4640185182770713021_n-624x351.jpg)
3rd February 2025 admin Category :
Daawo Garoonkii Diyaaradaha ee Garowe oo ka mid ahaa labaddi mashruuc ee Dawladda Kuweit ugu deeqday Puntlad . Mashruuca kale ee dawladda Kuweit ugu deeqday Puntland waa Jaamacadda Maakhir oo iyada lacagtii loogu tala galay inteedii badnayd Ceeriinka lagu qaybsaday
Xaquuqda sawirada jaamc Faarax