18th October 2024  admin  Category :

Xildhibaandii beesha Habar jeclo oo gawaaridoodii Saqafka ka qaaday si ay u saaraan hubka lidka Diyaaradaha iyo qoryaha waaweyn, si uu uga qayb qaataaan  dagaalka ka socda Bariga gobolka Togdheer

Xildhibaan Ibraahin Caraale Cabdi “Ibrahin Ruush” oo ka mida xildhibaanada Golaha Wakiilada beelaha Isaaq, oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo ayaa gaarigii uu lahaa inta uu saqafka sare ka qaaday wuxuu saaray qoriga lidka diyaaradaha si uu uga qayb qaato dagaalka ay kula jiraan beesha Habar Yoonis.

Madaxda maamulka Soomaaliland ayaa intooda badan horay waxay  u haayeen madaxdii iyo Askarii jabhadda SNM ee ku caan baxday dilka, kufsiga.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*