
11th September 2026 admin Category :
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay Heshiiskii ay gaadheen Somaliland iyo Khaatumo.







