31st October 2024 admin Category :
Isimada Dhulbahante oo sheegay inaany Isaaq waxba la wadaagin
ddeed Isim oo kala ah; Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Ugaas Faarax Dheexe, Garaad Saleebaan Buraale, Boqor Cabdullaahi Dabagooye, Garaad Cabdisalaan Maxamed, Suldaan Siciid Cali iyo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi oo shir jaraa’id ku qabtay degaanka Hadhwanaag (Garac-lagudhal) ee gobolka Sool ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay ka fiirsato cidda ay wadahadalada lagu galayso Jabuuti.
Isimadda ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu matalo oo kaliya beelaha dega gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer, uusana mataglin gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.