
29th June 2022 admin Category :
Garaad Maxamed Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: “Shirka Ceerigaabo ee laleeyahay Warsangali ayaa lo qabtay waa mid la doonayo in Beelaha Gobalka Sanaag la isaga hor keeno”
Garaad Maxamed Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: “Shirka Ceerigaabo ee laleeyahay Warsangali ayaa lo qabtay waa mid la doonayo in Beelaha Gobalka Sanaag la isaga hor keeno”
Adeer cidna wax kaa weydiin mayso, Ceerigaabo intii dalka joogtay ee mindida daabkeeda haysaa waa joogtaa. Shakers and movers are all there
Garaad sida aad sheegayso waa dhab beelaha Warsangeli ayaa layska horkeenaya. Warsangeli waa beelo, beelna beel kale ma meteli karto amar la’aan.