25th October 2024  admin  Category :

Garaad Cali Ciid ayaa ka hadlay booqashadii uu Ahmed Ismaaciil Samatar uu ku tagay nawaaxiga Tukaraq, wuxuuna ku sheegay inuusan ka filleeyn nin aqoon leh in maanta uu ku soo hoos noqdo dagaal beeleed. Garaadka ayaa sidoo kalle sheegay in Ahmed Ismaaciil ay ugu habooneed haddii uu wax bixinayo uu ku caawiyo dadka duufaanta ku dhufatay ee gobolka Awdal, balse ma aheen in ciidan dhul boob ah uu raashin iyo lacag u keeno. Garaadka oo wareeysiga siinayey raadiyo Daljir kana hadlay arrimo badan fadlan lifaaqa hoose taabo.

https://www.daljir.com/garaad-cabdulaahi-cali-ciid-prof-samatar-haddii-uu-wax-bixinayo-dhulkiisa-ayaa-baahi-u-qabay-dhegayso/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*