26th September 2021  admin  Category :

Marabbigii Beelaha Garxejis oo ka guulaystay Jegaanta

Xildhibaanada dhawaan la soo doortay ee SBM ayaa u doortay guddoomiye Marabiga Cabdirizaq Khaliif Axmed.

Cabdirisaq Khaliif oo ay wateen beelaha Garxejis ayaa helay 43 cod halka Yaasiin Faratoon oo Jeegaanta ka socday uu ka helay 39 cod.

Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada dhawaan la soo doortay ayaa lagu dhaariyay xildhibaanada la soo doortay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*