
15th March 2025 admin Category :
Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska shidaalka ee dowladda Soomaaliya ay la gashay shirkadda Coastline Exploration ee dalka Mareykanka. Heshiiskaas oo horey ay isugu khilaaftay dowladdii madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa dhowaan dib u ogolaatay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh.