26th April 2024  admin  Category :

Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur

Allah ha u naxariistee gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Dahabo Cumar ayaa la sheegay in Axaddii shalay lagu dilay magaalada Kuala-lambur ee caasimadda dalka Malaysia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*