26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka qaybgalay kulan looga hadlayey Dastuurka DFS.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 8 May 2018 waxaa uu ka qayb galay shir kafurmey Wasaarada Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta Dowladda Puntland oo looga hadlayey Arimha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkan maanta ka furmay Wasaarada Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta Dowladda Puntland ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar kamida Hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland, qaar kamida goloyaasha Dowladda Puntland, Saraakiil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland, ururada aan dawliga ahayn iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*