26th March 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Puntland, Cabdiwelli Gaas, ayaa booqasho ku teggay magaalad Dhahar, isaga oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada. Soo dhaweeynta wafdiga ayaa isugu jira u kuur gellida xaaladda gobolka iyo iyada oo qeeyb ka ah dabcan doorashada ka dhici doonta Puntland.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*