26th July 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ayaa ku fashilantay suggida ammaanka, balse waxa ay eedeenayaan ganacsatada oo ay sheegeen ineey lacag baad ah siiyaan argaggixisada Shabaab. Haddii qofkii uusan heeysan dawlad amnigiisa sugta, waxaa dhab ah inuu sameeynayo wax kasta oo uu naftiisa ku badbaadsan karro taas oo ah wax dhab ah.

Farmaajo iyo Kheeyre labadda sanno ee u hadhay ha iska dhameeystaan, waana in laga fakiraa dawladda soo socoto iyo sidii loo soo dooran lahaa madaxweeyne argaggixisada dalka ka sifeeya oo aan ku mashquulin riditaanka madaxda maamul goboleedyada iyo buruburintooda.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*