30th March 2023  admin  Category :

Mid ka mid ah xildhibaanaddii Aqalka sare ee doonayey in Farmaajo la rido ayaa QABYAALAD ugu hambalyeeyey gacan ku dhiigliha doonaya in uu Soomaaliya kala gooyo

Mustafe Qodax, wuxuu ka mid ahaa Alshabaabka koonfurta Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha isaaq, Sanadkii hore markii ay beeshaasi qaybsanayeen kuraasta aqalka sare ayuu noqday Xildhibaan ka mid ah aqalka sare,  isaga iyo  xaaska Dalxa oo qooto qooto uga soo   baxday gobolka Sanaag. Maanta maamulka ay hogaamiyaan Somalida Nidnimada Neceb SNM, ayuu u hambalyeeynaya. Isaga oo maalukaa ugu yeeraya  JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Magacyada Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Diiday In Laga Hadlo Qalbi-dhagax

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*