![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/10/khuf-624x416.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Warqad codsi ah oo Madaxweyne Farmaajo u diray Guddoonka Labada Aqal
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqado u diray Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo uu kaga codsanayo qabashada kulan deg deg ah oo wadajir la isugu yeero Xildhibaanada Labada Aqal.