16th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, wararka ayaa sheegaya in dal kalena uu tagi doono, kaddib safarkiisa DR Congo.

Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in safarkiisa uu la xiriiro wada hadal la filayo in laga dhex bilaabo Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweynaha DRC Felix Tshisekedi ayaa ah Madaxa Midowga Afrika ee xilligan, si kala gaar gaar ah ayuu u qaabili doonaa Farmaajo iyo Uhuru oo isna la filayo inuu khamiista tago dalka DRC.

Diyaaradda Farmaajo caawa ka qaaday
Muqdisho ayaa laga soo diray dalka Congo, taasoo aheyd mid Madaxweynaha Congo u soo diray.

One thought on “Farmaajo oo markan aaday Congo

  1. Haliye

    Kenya na dhaxdhaxaadsha badda Soomaaliya waa u saxiixi hadii Kismaanyo kusoo wareejiyo reer DIINI.
    Kablalax bay naga raceen Kenyan.
    Sidii lax XADEED joogta oo madaxa Digsi la gashay buu hadba meel isku qaadayaa.

    Reply

Leave a Reply to Haliye Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*