![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/12/8F67E227-B4DA-4E9E-90F0-78D295713068_w1023_r1_s-624x351.webp)
8th February 2025 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo ayaa loogu baaqay inuu iscasilo oo xilka ka dego,iyadoo khilaafka siyaasadu taagan yahay ee dawlada Soomaaliya dhexdeeda .Fikirkaaga ka dhiibo baaqyadda loo soo jeedinayo inuu madaxwynahu xilka ka dego