27th April 2024  admin  Category :

 Farmaajo oo kulan isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir

Madaxweynihii hore eee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir in ay shir (ice break) isugu yimaaddaan maalinta Sabtida oo bishu tahay 3da April 2021 Xarunta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee Afisyooni si looga wada hadlo hirgelinta heshiisyadii 17kii September 2020 iyo 16 Febraayo 2021.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*