![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/02/87183708_2788166624601131_7031660426253303808_o-624x416.jpg)
17th January 2025 admin Category :
Halka Hogaanka Mudulood manta Muqdisho ku shirayeen . madaxweyne Farmaajo isaguna kooxihiisa u tababaran kuwo ka mid ah ayuu Villa Wardhigleey ku shirinayey, si ay u sii xoojiyaaan Qoraaladooda Face Book iyo Twiterka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda.
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/02/87060974_2788165027934624_2844405098946232320_o.jpg)
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/02/87468827_2788166364601157_5072729463205134336_o.jpg)