30th November 2024 admin Category :
Mucaaradka ugu badan ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waa Koox hal beel ka soo wada jeeda oo dhamaantood madax sare ka ahaa Dawladdi Xasan Culusoow sida Wasiirul dawlihii madaxtooyada Soomaaliya Mahad Salaad.
Kooxdan sida qabyaaladaysan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xilka ugu wada magcaabay, ayaa Xasan Culusoow waxa uu ahaa gudoomiyahooda Hawiye Action Group HAG laga soo bilaabo 1991. Marna dhalinyaradani ma diidin amar Mooryaanimo uu siiyey Gudoomiyahooda Culusoow ,
Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay : Waa maxay sababta uu Gudoomiye Culusoow uuna hal marna inta uu warbaahinta soo hor istaago ugu sheegi waayey dhalinyaradiisa inay la shaqeeyaan dawladda Maanta dalka ka jirta. Jawaabta waxaad ku arki doontaa maqaalka hoose oo aanu bilo ka hor qornay
https://allsanaag.com/awoodii-madaxweyne-farmaajo-oo-la-wiiqay/
https://allsanaag.com/1991-ayaa-loo-noqonayaa/