25th October 2024  admin  Category :

Maxay isaga mid yihiin Farmaajo, Cali khalif iyo Amin Caamir.

Dhowr sano ka hor Amiin Caamir ayaa dhex galay propogando meel kale laga soo abaabulay isagoo dhulka qaar gobolada badiyay qaarna yareeyay qaarna badda ku daray. Amiin Caamir Maakhir State badda ayuu ku daray

Cali Khaliif ayaa Xilligii Khaatumo uu madaxweynaha ka ahaa , isaguna soo qaatay khariidad uu ku sheegayo in beesha Warsangeli gobolka Sanaag ay ka degaan Badhan iyo Laasqoray.

Hoos ka daawo khariiradda ku sawiran Cali khalif gadaashiisa

Ugu danbaynti madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa dhowaan Gacan ku dhiigle Muuse Biixi kula kulmay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali oo ay dusheeda ku dhegan tahay khariiradda Soomaaliya oo gobolka Sanaag laga gooyey Soomaaliya inteeda kale

Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*