27th July 2024  admin  Category :

Waa maxay sababta Bisha Ramadaan beesha Ogaadeen ay u aflagaadeenayaan Wiilasha Dhulbahante oo fariinta Hargaysa looga soo dhiibay, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, Culumada degaanka iyo waxgaradka beesha Ogaadeen ayaa laga sugayaa jawaabta ay ka bixiyaan aflagaadada maalin iyo habeen lagu hayo beeshooda laga soo bilaabo buugii wasiirka Garxejis uu ku aflagaadeeyey Sayid Maxamed Cabdule Xasan

https://youtu.be/ezMx5QlxBS0

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*