18th April 2024  admin  Category :

Ninkii laga sugayey in uu Sool xoreeyo oo khal khal siyaasadeed geliyey Puntland, isaga oo u adeegaya Fahad Yaasiin iyo kooxdiisa.

Madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland Eng C/xakin Xaaji Cabdullahi Cumar “Camey” ayaa wareysi uu caawa siiyey warbaahinta waxa uu kaga soo horjeestay go’aankii maanta kasoo baxay shirkii Kismayo ee xirirka loogu jaray dawladda federaalka ee Somaliya.

Boqolaal qof ayaa ku dhintay dagaalka ka socda Koonfurta Sool. madaxweyne Farmaajo kama uuna hadlin,  RW Kheyre kama uuna  hadlin, wasiirka arimaha gudaha kama uuna  hadlin, wasiirka amniga kama uuna hadkin, hadaba waa maxay dawladda federaalka ee uu madaxweyne ku xigeenka Puntland ka hadlayo.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*