26th April 2024  admin  Category :

Dhaqan xumaddii iyo Qabyaaladdii Faysal Cali waraabe oo maanta meel xun la gashay

Gudoomiuha Xisbiga beelaha Garxejis ee Isaaq  Faysal Cali Waraabe,  ayaa isaga oo jees jeesaya oo ka hor  faanaya warbaahinta siddii dhaqanka u ahayd, wuxuu  ka   sheegay Warbaahinta  in Hangool uu had iyo jeer  wato  in  Ilaahay  u soo dhiibay, Faysal Cali waraabe ayaa sheegay isaga oo ku sugan Gaashaamo sanadkii 1995 in Hangoolkan  loo soo mariyey   WhatsApp Messenger.  Barnaamijka WhatsApp Messenger, waxa la soo saaray sanadkii 2009. Waxaana soo saaray Brian Acton iyo Jan Koum oo horay labadooduba uga mid ahaa Yahoo.

Faysal Cali Waraabe isagu wuxuu sheegay in WhatsAPP uu jiray 1995.

https://youtu.be/n4xy8rFTHWs

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*