7th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Gaashaanhiga oo ku sheegay in Siyaasiyiinta Hawiye e eedeeyey edeeyey ay yihiin argagixiso.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Hirshabeel Waare isaga oo ah Ergay gaar ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha xasillinta, waxa uu niyad jab ku abuuraya ciidanka Xoogga ee ku howlan la dagaallanka iyo ciribtirka Argagixisada AS, sidoo kale waxa uu u gafayaa wasiirka Gaashaandhigga ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*