15th May 2026  admin  Category :

Ergooyinkii Gobolka sanaag oo ku firan Xabsiyada Laascaanood

Ergaddii Warsangeli ee ka tagtay gobolka Sanaag ee loo sheegay in warsangeli yo Dhulbahante mammal wada dhisanayaan ayaa hadda qaarkood ku xIran xabsiyadda Laascaanood.

Ergadan ka tagtay gobolka Sanaag aya sababta loo xray waxy that in lagu leeyahay lacagihii huteelada ay seexan yeen iyo kiwi ay wax ka cunayeen intimi doorashadu socotay oo ay boxing kari waayeen

–Siyaasiyiintii Dhulbahante, ee ay martida u ahaayeen ayaa horay u sheegay İnay Kooramka ku buuxsanayaa, hase ahaatee lama filan İnay halkan gaarsiinayaan iyi in xabsiyada la dhigo

Sidoo kale siyaasiyiintii Warsangeli ee ay ka mid yihein Cabdirashiid, Saynab iyi Jamaal ayaa iyaguna jaran jaro siyaasadeed ka dhigtay dadkan ay gobolka ka soo wada jeedaan oo ay ka faaiidaysteen baahiyahooda u gaarka ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*