13th March 2026 admin Category :
Maamulka iyo shaqaalaha wasaaradda caafimaadka ee Degmadda Buraan Ee Gobolka Haylaan ayaa Dawooyin lacag La’aan Ah Gaarsiiyey dadka deeganada baadiyaha ah iyo tulooyinka hoos yimaada dagmadaasi