28th March 2024  admin  Category :

Diyaaradaha caalamiga ah oo maanta dib u bilaabay duulimaadkooda Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaas oo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde maalin ka hor.Wasiirka Gaadiidka Maxamed Cabdullaahi Salaad oo hadda ku sugan Garoonka ayaa lagu wadaa inuu ka hadlo dib u bilaabidda duulimaadyada caalamiga ah sidoo kale waxaa si caadi ah u socda Duulimaadyada ay Muqdisho ku imaanayaan diyaaradaha Djibouti Air, Hala Airlines, Daalo iyo diyaaradaha hay’adaha caalamiga ah sida WFP, UN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*