29th March 2024  admin  Category :

Duqa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Eng Yaasiin Mire Maxamuud ayaa tacsidan diraya

Inaa lilaahi Wa ina ileyhi raaji cuun. Waxaan tacsi u dirayaa eheladii, Qarabadii . Ciidanka Police ka Puntland , Shacab ka Puntland iyo dhamaan shacabka Somaliyeed Geeridii Ku Timid Allah ha u naxariistee  Marxum Jamac Saxardiid Abdi Taliye Xigeenkii 3aad Ee Cidan ka Police ka Puntland Oo Maanta Ku soo Aasnay Qaburta Magalada Bosaso. Marxumka waxaa Eebe Uga Baryin Naxariis Jano Waxaa Dishey Gacan ka Xaqdaran

Image may contain: 4 people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, sky, mountain, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*