26th July 2024  admin  Category :

Dowladda Puntland Kama mid aha mana aqoonsana Hay’adda Shidaalka Soomaaliya

Dowladda Puntland Kama mid aha mana aqoonsana Hay’adda Shidaalka Soomaaliya “Somali Petroleum Authority”, sidoo kale Puntland ma aqoonsana heshiisyada iyo shaqada xaruntaasi (SPA). DFS maadaama uu wakhtiga uga eekaa 8, February 2021, hadda oo ay xil gaarsiin uun yihiin awood uma lahaa in ay heshiisyo caalami ah galaan.

Puntland waxay u soo jeedinaysaa Shirkadaha daneenaya Soomaaliya inay ka qaataan Shatiyada Hydrocarbon-ka in ay sugaan inta dalku doorashada ka baxayo, oo ay dowladd cusub imanayso, waayo iyada awood u leh oo laga raba in ay ka shaqeyso maamulka kheyraadka si heshiis lagu wadayahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*