18th July 2026  admin  Category :

Dowladda Federaalka Canada waxay kordhisay lacagta loogu talagalay dadka dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexe si looga caawiyo kharashka raashinka, barnaamijkan cusub ee “Canada Groceries and Essentials Benefit” wuxuu bixinaya lacag toos ah oo akoonka lagu shubayo, Lacagta waxaa la kordhin doona 25% muddo shan sano ah, waxaana sanadkan dadka la siin doonaa hal mar lacag dheeri ah, waxay bilaabanaysa 1da July 2026.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*