
15th March 2026 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, ayaa ka hadlay Aragtida Dowladda Puntland ay ka qabto Dib udhac ku yimaada qabsoomida Doorashada Soomaliya sanadka 2021, maadaama ay jiraan kiisas la xariira Cudurka Coronavirus.







