27th July 2024  admin  Category :

Batuulo waalidkeed la soo barakiciyey ayaa codkeeda dhiibatsy

Batuulo Ibraahim Axmed, waalidkeed waxay ka soo jeedaan gobolka Bay, waa dakii ka soo cararay xasuuqii Jabhadda USC. Iyadu waxay ku dhalatay Puntlnd. Maanta iyada xanbaarsan jiilkii labaad, oo aan reer ahaan loo arkayn ayeey Ururkii iyo qofkii ay doonaysay u codaysay

https://fb.watch/kLa8ylwOpf/?mibextid=Nif5oz

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*