
13th July 2026 admin Category :
Diyaarada Daalo haddii ay ka degi lahayd Garoonka Garowe oo si nabad ah u gayn lahayd Xildhibaanada Federaalka ee Puntland laga soo doorto ee ka yimid Muqdisho, waxa loo diiidi lahaa inay Muqdisho ka degaan . Waana sababta ay Garowe iyo Muqdisho u kala dooryeen
Dawladda Puntland ayaa dhaqan xumadan degaanada Soomaaliya lagu kala soocayo, iyaga ujoodooyin laga leeyhay ayaalagaga joojiyay sharciyaddi ay diyaradda Daalo kaga degi garoomada Puntland.








