26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gabiley oo shir jira’iid ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay qoreen Saxaafada Soomaaliya iyo taan caalamka oo ku sabsaana in ay diyaarada Ethiopian Air joojisey duulimaadyadi ku imaan jirteey Deegaanada Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*