26th July 2024  admin  Category :

Maamulka Hargaysa oo sheegay in Diyaaradihii Ayaxa in laysku sawiray, sidaas awgeedna ayna u ogolaan doonin inay ka howl galaan degaanadooda. Diyaaradahan ayaa si aan caadi ahayn waxa isugu sawiran magaalada Muqdisho sida Caruur ciidaysa Wasiirka Beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Oomaar .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*